We developed a powerful ERP system for KFG Restaurant to streamline operations, improve efficiency, and support faster business growth.
Introduction
KFG Restaruant Waa Maqaayad Laga Helo Cunooyin Kala Duwan Kuwaa Oo Aad Usoo Jiitay Dadka Ku Dhaqan Magalaada Muqdsiho, Waxayna Leeyihiin 2 Xarumood Oo Waaweyn Kuwaa Oo Ku Kala Yaala Waaberi Iyo Isgoyska Laba Dhagax
Sidee Ayuu Ahaa Xaalka Maqaayadda Kahor Intaanan Sytemka Usamaynin.
Sidey Noosheegeen Maamulayaasha Maqaayada Waxay Aad Ugu Dhib Qabeen Lasocoshada Stocka Iyo Dalabaadka Macaamiisha Oo Horay Wax System Ah Ma Aysan Adeegsan Jirin.Waxaan Dhici Jirtay In Mararkqa Qaar Dalab Macaamiilka Laga Qaado Iyadoo Waiterka Uu Isku Dayayo Inuu Maskaxdiisa Ku Hayo Dalabkaa Kadibna Aado Jikada Halkaa Ayayna Dhibaato Ka Imaan Jirtay Taasoo Ah In Waiterka Uu Ilaabo Qeyb Kamid Ah Dalabkii
Solution Noocee Ayaan U Qabanay
KFG Restaurant Waxaa Usamaynay System Dhamaystiran Oo Ka Saaciday Inay Si Fudud Ula Socdaan Waxa Stockgooda Kujira Iyo Waxa Kabaxay Iyo Sidoo Kale Waxa La Qasaarayba.
Sidoo Kale Waxaa U Fududaatay Qaadida Dalabka Macaamiisha Kadibna Si Toos Ah Loogu Diro Jikada.
Maxaa Iska Badalay, Maxayna Ka Faaiideen.
Waxaa Wax Badan Iska Badalay Xagga Stocka Iyo Dalabadka Iyo Xagga Macaamiilshaba Oo Hadda Waxay Si Toos Ah U Arkaan Inta Kg Ee Bariis Iyo Inta Gram Ee Hilib Ee Kujirta Saxan Kasta Oo Waxay Ogaan Karaan Maalinta Dhamaadkeeda Inta Kg Ee La Isticmaalay Haddii Ay Stockooda Wax Kabadan Inta La Isticmaala Waxaa Usoo Baxdo Waxay Maalintaa Qasaareen.Sidoo Kale Xagga Dalabaadka Macaamiisha Hadda Si Fudud Ayey Uqaadaan Waxayna Si Toos Ah Ugu Gudbiyaan Jikada Ayadoon Jirin Wax Maskax Lagu Qabto Oo Waiterka Jikada Aado Oo Waiterka Jikada Tagin.Waxaana Hadda Fududaatay Inay La Socdaan Xisaabaadka Maqaayadda Waliba Si Fudud Ayuu Maamulka U Arki Karaa Meel Kasta Uu Joogo Asigoo Taleefoonkiisa Ama Computerjkiisa Ka Fiirinayo.
Conclusion
Ka Dib Markii Ay Systemkii Ku Hawl Galeen Waxay Noo Sheegeen Inuu System Ku Ka Saaciday Wax Badan Oo Markii Hore Caqabad Ku Ahaa.
Adigana Waanu Kuu Samayn Karnaa System Noocaa Ah Si Uu Ganacsigaagu U Nodo Mid Si Fudud Aad U Maamusho Ulana Socoto Dhaammaan Xisaabaadka Iyo Iibka Ganacsigaaga.